StreetHU (14:46)

0:00
0:00
StreetHU (14:46)

duul duul baalal yeeloo duul x2 dahabkaad Argto dad ayaa soo qoday dolarkaad argtana ruux ayaa Alifee duul damac yeeloo duul dharka aad xidhantahay dal ayaa macmacee aduunyada hore gaadh digrigana haka tagin dalabkaaga bataa Daciif baad noqotaa gactaada ku dhereg

1 Comments

Leave a comment

Author
6 years ago

See track description

User avatar
80
Total plays
5
Followers
1
Following

You may also like