heart break

0:00
0:00
heart break

markasta waa ordaayey maalin walba waa socdey dadalkeyga waa wadey mashquul adduuna ku jirey baqbaqdada i mashquulisey lugooya igu wadey xasidnima.ka wadey nin kala jeceshahey ana waa i deerisey mustaqbalkeyga Waa lumisey hadafkeyga waa leexisey riyadeyda waa burburisey rajadeyda waa tirtirtey farxadeyda waa baa bi' sey cadawa igu noqotey nolosha i diidey farxad ma haysto hanti ma haysto nolol ma haysto rajo ma haysto silaca ku jira rafada ku jira dhibata ku jira hahaha oh yeah aah

1 Comments

Leave a comment

Author
6 years ago

See track description ↑

User avatar
3.69k
Total plays
239
Followers
106
Following

You may also like