AGGA GANG
AGGA GANG

Raganimo

Raganimo

30 Plays

04 Jul 2019

Raganimo yaaraan maleh Yaryaraysi kumawacna Ninka Raga Mababaqo Rafaad iyo raaxana madaneeyo Rafaadkuna Wuucadeeyaa ninka Raga wuxuuyahay Waakasheega Boqol luhu been Masheegin Balo Balo muunsaraadin waxajira kakahadka Aanlabaqin Fikirkiisa Waxaaweeye Ninka Raga Ina booto been hawaas Dumar laaye Ragma ahan Dumarkana waxmadhaamo Ama dhuubnoow ama buurnoow Ama gaabnoow ninka raga Fikirkiisa wuucadaystaa Kama Baqo cadaawada Waaciyaartiis Colaadana Mahorseedo Lkn marka Aytimaado Magabdo Geesweeye Guntu gaadha sooafjaraa kuwaciilan Cadhatiraa Dumarkiyo Dhalaankana Ugargaraa garabsiiya Geesi geesi dhalay weeye.

1 Comments

Leave a comment

5 years ago

You may also like