sharma beat

0:00
0:00
sharma beat

sharmaboy aaa horey udhahay qoftaan mexee sheegoysaa like anaa niifahansiinayo soso like sharma am Young sharma nicemeetto.u sharma meeshaan dabsar ayaa kasocdaa xitaaa wakaaa waxaan samaeeyno masaynaysaa sidaan cml ma uqaadasaa ma haraysaa manooo dhigaysaa mise wli waa nagadabaqaadaysaa haye wiilka mahabaaraysaa waanimid xagee aadaysaa xaax waykuxanuunaysaa qofka kudhahay waa duuleysaa. waji ba.dha waykudilaysaa ragaan mala kaftamaysaa hey banbo kuciyaaraysaa iga dhisaa iimisaa ninwalbo waa maalintiisaa aaway gabdhihii iga dhisaaa maanta maxerto kabo raqisaa beatka ubogee iibiisa waa wiil dadaadaly iskiisa nin wax uqabtay naftiisa dalkiisa dadkiisa hakaxumaan hormarkiisa waryaa lama qabankaro waligiisa waryaa ha istaagin wadadiisa waryaa way iga heshay gabdhiisa iima ogoola gurigiisa soo ma ahi dariskiisa kalay niiki Muno-Lisa farxadaydana waa murugtiisa maxaa iga galay jabkiisa iigusamee hortiisa waxaan rabaa ducadiisa hayoooooy dj is back abaayooy sixirkiina mashaqaynaayooy dabkadab waxaan dayyooy haday dhayaan hoyyoooy hayoooy dj is back abaayooy sixirkiina mashaqaynaayooy dabkadab waxaan dayyooy haday dhayaan hoyyoooy

1 Comments

Leave a comment

Author
2 months ago

See track description ↑

User avatar
722
Total plays
85
Followers
38
Following

You may also like