MARQANSANE SAYS WAA TOGASHO

0:00
0:00
MARQANSANE SAYS WAA TOGASHO

*Balfiiri siduu uyaalo wajigiis *waxaad mooda kuwa uqubeeyo ibliis *Uqubaa ku dhacday fiiri afkiis *Salaad muusan tukan waligiis *Wuxuu tuuksadaa faciis *Anigu maahi nuuciis Waxaan laxifaaltamaa asaagiis *Xaye waraa wariif *I am Xariif *Dadku waxey iigu yeeraan shariif *Mana ku daahi Jiif *Waxa ku saaran Liif *Waxaa kaa keenaa diif *Bal fiiri siduu uyaalo Wajigaada *Waxaad u ekaatay kuwa ku jiro jikada *Wuu is badalay Jirkaada *waligaa hadal ha ku celin waladiintaada *hana dilin xaaskaaada kaaskaada *Kuma baneenin Diintaada Bal fiiri suu uyaalo wajigaada Waxaa laguu moodaa kuwa aan tuka salaada Waxaad kamid tahay teamka duhurada Markasaa rabtaa inaad imaatid agteeda Marwalba waxaad is ku deydaa inaad noqotid sideeyda Lkn waligaa waxaa ahaanee sidaada *Waxaad u ektahay shimbir *Sida dameerkii waxaan kuleeyhay Kir *waxaan kuu garaacaa bir *is ka jir *dhaqso suunka ii Xir *shaatigeyga wasaqda kaTir

1 Comments

Leave a comment

Author
1 year ago

See track description

User avatar
1.28k
Total plays
83
Followers
9
Following

You may also like