dagan Nalka

0:00
0:00
dagan Nalka

*Qurux badanaa qofta ma hindiyaa *Magaceedu wa sacdiya *Sawir kaqaada camerada ku aadiya *Waxey rabto weydiyaa *Hadey niga dalbato uraariya *Hadaad weydiin ani i Iweydiyaa *Sxpkey cabdi qani *Usheeg dadkaan inaan noqday qani *Madaxweynaheygu waa dani *Qofteydu waa honey *I am not funny *Kaliga waxaan kahela money *Waxaad u ek tahay like bunny *Af Huni *Iikeen bas baas Shini *Dadka qaar waxey ifhahaan waxaad u ek tahay haaf jini😂 *Xaye waraa wariif *I am Xariif *Dadku waxey iigu yeeraan shariif *Mana ku daahi Jiif *Waxa ku saaran Liif *Waxaa kaa keenaa diif ♧ Maye waryaa Maxaa heysaa *Sideydoo kale ma uraabeysa *Waxaanoo kale maqaadeysaa *Raabkaan camal Maaqoreysaa *Mise waa aqrineysaa *Qoftaada anigey idooneysaa *Marwaliba wey isalaameysaa *Kulahaa yarka maxaa heysaa *Waa shidan tahay idhaheysaa *Heesteydee daaraneysaa *Wey dhageysaneysaa *Weyna kuu niikaneysaa Ani waxaan ku dhashay xamar Mana marsado catar ka qamar *Ani maa wax iga xadre *wxn ku dhshay xamar cadee *Dadkan kuli wa wadee *Waxaa ugeenee odi maadee *Yaawaaye mid baa heesteyda xadee *midba yiri ani wax ma xadee *waxaan ku iri sidee *kulaha shiiq baan ahay kitaab sidee *ana wax ku dhahay is ka sii dee

1 Comments

Leave a comment

Author
1 year ago

See track description

User avatar
1.28k
Total plays
83
Followers
9
Following

You may also like