SHAMSO IO SXS (MARQANSANE DIGNIN)
0:00
0:00
Runta waan sheegaa mic-kaan dhigo Gangs ma raaco – anaa kaligey gang ah, run u jecel in la maqlo Wiilasha qaar been iyo film, anigana qalbi culus iyo xasuus Beat-kan markaan duubo, mic-kaan ku gubaa sidii guri khaniis Hooyo i tiri: “Marqansane, naftaada ha gubin” Laakiin mic-kaan ii yahay dawo—eray kastaa waa cudud iyo hubin Berlin waxaa i bartay sida loo noolaado adigoon lahayn cid Ragga been sheegaya waan iska sheegaa, mic-kaan qabsado waa digniin mid mid
You may also like

Leave a comment
See track description ↑