maxamed alpha
0:00
0:00
Mar uun aan talabsane turxaan qabyaaladiyo Tafaraaruq ha lago Gudbee Bulshoy tageera kaah Ha tisqaado horumarkuye siyaasi tilmaaman iyo Halyay tariikh leh baa ayaa talo goyn karee Bulsho tageera kaah Waxgarad iyo talo qabeen Tixgaliya wado jirkoo Midnimo lagu tamayaa Bulshoy tageera kaah Dhigeed aan tiigsanoo Citiraaf lagu taamayiyo aqoon ha taabo galo Bulsho tageera kaah
You may also like

Leave a comment

Сold af 🥶