Ukash boy
Ukash boy

MONEY (12:29 PM)

MONEY (12:29 PM)

28 Plays

27 Jul 2021

Wow where is my flow ow, I don’t know maybe his blow awo, Waxan dhigaa hada mandoow Karbash ku dhel sad rabto Iga qabo karbashka kugu dara kis kash kusoo qaado firashka isbitalka ku aada I’m hustler bad boys burn in the hood afar qabilnimo ma.aha waxan qaba awooda Rapkeyga waa hawga logu talagalay in laku dilo waroga adna qahira joga kugu guba dabka madowga hawda ka kicina qofka afka igu taago iga baro jafowga sida bowga lowda haddi dhawdahay bowda. Ku.romowda sacada kowda jawiga kale mowda dhageyso ukash kuraxeysta flowga Somali🇸🇴 eminem wax kale kusheeg 20 jir waalan boqorkana usheeg sheek fake ah lacag💰fake ah rap🎤 fake ah kuli fake fuck that beenta hadda real rap gangster so dhageysta boom Bap rap Ban ku heysta so wareysta East West xabada shidana wana fashionista xaga ujesta inta ujesta aniga ku jesteyna sinyoritta xaba liinta ka bixi pinka tinta aniga ku dhinta clourka coffeka sinta vinta bara vinta Oh shit Waxa la sheeg sheegi la shahuda karoon Waxan aniga sheegay waxa dhaga uroon on the microphone 🎙 aan wax walbo kala habeyna like a ding dong eray aniga rapka waaba xiray aniga rapka iwaali jiray aniga fanka ka ilaalin jiray dadka adigo kale usoo dhawaawi jiray feerii fadhiiso dhageyso waa dardaran aniga gaaray topta imaso garayaan qash qashada xunta anigale utaagan anigale umaqan aan arko ya iga rap waalan badan ya gardaran waxan nacaa rapka fake ah faan badan asigo dhanan laheyn meed ah rapo karfan lakin sabar wacan hada haben wacan Wow where is my flow ow, I don’t know maybe his blow awo, Waxan dhigaa hada mandoow Karbash ku dhel sad rabto - [ ]

1 Comments

Leave a comment

3 years ago

You may also like