saed shatta

duruuf haw jabin

saed shatta
duruuf haw jabin

34 Plays

10 Jan 2021

duul duul duul sida haad duul dusha sare aad shalay iyo Doraad duruuftaad la jiiftay maanta ka durduri duligana tuur dar allh u farax daacad uun noqo dey dey shalayntii daaa damacana wado koloy waad dhiman magac iyo maal miduun sii reep duul duul duul hada sii duul dusha sare aad daciif haw noqo ruux ku dhaawacay

1 Comments

Leave a comment

4 years ago

duul duul duul sida haad duul dusha sare aad shalay iyo Doraad duruuftaad la jiiftay maanta ka durduri duligana tuur dar allh u farax daacad uun noqo dey dey shalayntii daaa damacana wado koloy waad dhiman magac iyo maal miduun sii reep duul duul duul hada sii duul dusha sare aad daciif haw noqo ruux ku dhaawacay

You may also like