my song

19 Plays

12 Sep 2019

Quruxey maqal Hadalkeyga Maqal Qurux Qaab Xumo Qalbigana ka bukto Koley ima gaatid Bentada bukta Qalbigeyna marabo xiso kooban Maalmo kadib laturi qalbigii darenka Midna marabanee orodo bax hada meel ubax Falaqeyna iska bixi adigaa isbadaloo. Wacadkii ka lexday adigo kawarqaba Mantadaan lajokana ku jixinjix maaye Fadhi haku daalin fajax ha isku ridin Fursad Kuma haayee... Fake baa tahay Facaagana raadso Faxad iyo ficnaan kama faafinayo Fucfucleyoo Falaqeyn iska bixi Manta waan ku dayee Falaqeyn iska bixi

1 Comments

Leave a comment

5 years ago

You may also like