sss

6 Plays

09 Dec 2018

Calafkoo iskeen bado Ceesh laygu kaa daro Cosob iyo dhul baadlaan Cagahaaga dhigi lahaa Cisi iyo wanaag baan Kugu caawin lahaayo Cilmi baan ku bari lahaa Caashaqu waxuu yahay Ma ciyaree dhugo Sidaad igu culustiyo Inaan wada cabeenaa Sidee ii cajabin lahayd Wajigaagag ciil iyo Cadho kuma abuureen Hadalaad ka cabatiyo Cawooy kuma idhaahdeen Talo maan canaadeen Caqligaaga keenoo Kumaan caasiyeen abid Hadaad qaado calankee Ma ciyaree dhugo Sidaad igu culustiyo Inaan wada cabeenaa Sidee ii cajabin lahayd Aniga uun baa aqaan mcn love u Baby Anisa ifka nolasha waa adiga

1 Comments

Leave a comment

You may also like